Halmirir

Meeshaan Xamar aa La Dhahaa – Maqaal Qosol Badan

Meeshaan Xamar ayaa la dhahaa….. Meeshaan Xamar aa la dhahaa. Dadka laba laba telephone aa lawada wataa, laakin midna mala qabto nooh. Perfume-ka iyo Saacadda adduunka ugu qaalisan waxaa ku arkeysaa magaaladaan. Raashinka nooca aad rabtid waad heleysaa Min Fuul illaa Carbonara. Wadada Maka haddii aad KM4 ka biilowdid illaa iyo Buurka Sayidka waa sida …

Meeshaan Xamar aa La Dhahaa – Maqaal Qosol Badan Read More »

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada

https://halmirir.com/wp-content/uploads/2022/12/Black-and-White-Sketchy-Chalkboard-Ideas-Brainstorm-Session-Introduction-Video.mp4 I. Maskaxda iyo Xogta Maskaxda aadanaha waxaa maalin kasta ku soo kordha xog cusub oo ka timaadda qofka deegaankiisa ku xeeran. Xogtaasi waxa ay kasoo gashaa dareemayaasha shanta ah, ee kala ah; aragga, maqalka, urinta, taabashada iyo dhadhanka. Sidoo kale waxaa jira xogo kasoo fula ruuxda iyo qalbiga, oo waa kuwa abuura dareennada nafsiga …

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada Read More »

emotional intellingence

Emotional Intelligence also known as EQ

Emotional intelligence, also known as EQ, refers to the ability to recognize and understand one’s own emotions and the emotions of others, and to use this awareness to manage and communicate effectively. It is a critical component of personal and professional success and plays a major role in relationships, decision-making, and overall well-being. There are …

Emotional Intelligence also known as EQ Read More »

Caqliyadda Shucuurta (Emotional Intelligence)

Caqliyadda shucuurtu waa nooc caqli ah oo u gaar ah shucuurta ama dareemayaasha nafsiga ah ee dadka. Waa caqliyad ku dhisan in aad is-fahanto shucuur ahaan, dadka kalana aad fahanto shucuurtooda, deedna aad maarayso. Waa caqliyad la yiraahdo waxa ay ka sii muhiimsan tahay caqliyadda aynu wada naqaan ee maanka – mental intelligence (Intelligence Quotient …

Caqliyadda Shucuurta (Emotional Intelligence) Read More »

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon

Conscious Mind & Subconcious Mind Maskaxda aadanuhu waxa ay leedahay labo miyir: miyirka soo jeeda (conscious mind); iyo miyirka qarsoon (subconscious mind). Miyirka soo jeeda waa kan maamula waxyaabaha aad ku talagashay samayntooda; halka miyirka qarsoon uu yahay kan maamula waxyaabaha aad samayso adiga oo aan ku talagalin.  Tusaale ahaan labo guri oo isku dhow …

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon Read More »

cadowga gudaha, xanuunka kansarka

Cadowga Gudaha by Rasna Warah

Waxaa turjumay: Idiris Gadcas Haa, sidaan ayaa dhacda marka dhakhtarku kuu sheego in aad qabtid kansar. Marka koowaad rumaysan maysid, (sidee ayay run ku noqon kartaa? [baad is waydiin]), dabadeed waad caroonaysaa (ma mudnayn sidaan, oo waligeey qof waxba uma geysan), ugu danbaynna waxaad si qotodheer u dareemaysaa murugo iyo khasaaro, (maxaan tabi doonaa markaan …

Cadowga Gudaha by Rasna Warah Read More »

Memoir vs Autobiography

XUSUUSTEBYO iyo ISKAHADAL Waxaa qoray: Cali M. Diini Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala ah: biography, autobiography iyo memoir. Biography waa marka taariikhnololeedka qof uu ruux kale qoro; autobiography waa marka uu qofi qoro sooyaalkiisa qofeed; halka …

Memoir vs Autobiography Read More »

Fursadaha Kuu Furan Markaad Qalin Jabisid

Qalin-jabintu badanaa waa wakhti xiiso leh marka ardaydu dooranayaan waddadii ay noloshooda qaadi lahaayeen. Inaad ogaato waxaad sameyn lahayd qalin-jabinta ka dib iyo fursadaha kala duwan ee la heli karo, waxay kaa caawin karaan inaad qaadato go’aamo wanaagsan oo kuu sahlaya fursadaha aad haysatid. Maqaalkan, waxaan ku sahaminayaa fursadaha aad heli kartid qalin-jabinta kadib waxaanu iftiiminaynaa …

Fursadaha Kuu Furan Markaad Qalin Jabisid Read More »