Soo Koobid Buuga The Alchemist
Paulo Coelho waxay ku qaadatay nuqulkiisii koowaad ee buugaan oo ku qornaa luqada Bortuqiiska labo toddobaad sanadkii 1987. Waqti intaas ka yar waa uu ku qori karay laakiin waxa uu yiri “ Mar hore ayay ruuxdaydu ku qornayd.” Maantadan la joogo, waxaa laga iibiyay in ka badan 65 milyan oo nuqul. Waxay ku qaadatay in …