Saadaasha Isbuuca: Kulamada Premier League
Saadaasha Isbuuca, kulamada ugu xiisaha badan ee Premier League oo furmaya isbuucaan. Crystal Palace 1-3 Arsenal Saadaasha Isbuuca, Xili ciyaareedkaan waxa uu bilaabanayaa iyadoo habeenka jimcaha ay ku kulmi doonaan Crystal Palace iyo Arsenal garoonka Selhurst Park. Kooxda Mikel Arteta ayaa qaab ciyaareed fiican soo bandhigtay kulamadii saaxiibtinimo ay ciyaartay. Arsenal ayaa loo badinayaa inay …