Uncategorized

BARO AYAAMAHA TIRSIGA SOOMAALIDA

Baro ayaamaha tirsiga soomaaliga, waxa ay ka bilaabmaan Axada, halka reer galbeedka uga bilowdo Isniinta carabtuna Sabtida 1.       Koobin                    Axad 2.       Lammin                  Isniin 3.       Lamtuka                Talaado 4.       Koodaar                Arbaco 5.       Hakis                      Khamiis 6.       Hakis- Bila             Jimce 7.       Soo Roga               Sabti

SABABTA KA DAMBEYSAY XARIGA ILHAN OMAR

Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka ayaa talaadadii lagu xiray magaalada Washington ee dalka Mareykanka. Ilhaan ayaa ka qayb gashay banaabax looga soo horjeedo go’aan kasoo baxay Maxkamada sare ee dalka mareykanka bishii June ee sanadkaan. Maxkamada ayaa laashay in dumarka iska soo xaaqi karaan ilmaha. Xildhibaanada ayaa baraha bulshada ku qortay iyadoo …

SABABTA KA DAMBEYSAY XARIGA ILHAN OMAR Read More »

GEEDKA HURUUDA

Bismillahi.. Ilaahay ayaa mahad oo idil u sugnaatay oo dunida ku beeray geedo daawo xambaarsan, maanta casharkeenu waa dhir kale oo qiimo badan ku fadhiso laakiin nasiib xumo dadkeena aysan aqoon badan u lahayn, iyagoo beeran kara hadane aysan beeran. Waa geedka “HURUUDKA”. Huruudka waxaa lagu tiriyaa geedaha ugu caansan dhinaca daaweynta iyo ka hortagga …

GEEDKA HURUUDA Read More »