Maqaal

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada

https://halmirir.com/wp-content/uploads/2022/12/Black-and-White-Sketchy-Chalkboard-Ideas-Brainstorm-Session-Introduction-Video.mp4 I. Maskaxda iyo Xogta Maskaxda aadanaha waxaa maalin kasta ku soo kordha xog cusub oo ka timaadda qofka deegaankiisa ku xeeran. Xogtaasi waxa ay kasoo gashaa dareemayaasha shanta ah, ee kala ah; aragga, maqalka, urinta, taabashada iyo dhadhanka. Sidoo kale waxaa jira xogo kasoo fula ruuxda iyo qalbiga, oo waa kuwa abuura dareennada nafsiga …

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada Read More »

Caqliyadda Shucuurta (Emotional Intelligence)

Caqliyadda shucuurtu waa nooc caqli ah oo u gaar ah shucuurta ama dareemayaasha nafsiga ah ee dadka. Waa caqliyad ku dhisan in aad is-fahanto shucuur ahaan, dadka kalana aad fahanto shucuurtooda, deedna aad maarayso. Waa caqliyad la yiraahdo waxa ay ka sii muhiimsan tahay caqliyadda aynu wada naqaan ee maanka – mental intelligence (Intelligence Quotient …

Caqliyadda Shucuurta (Emotional Intelligence) Read More »

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon

Conscious Mind & Subconcious Mind Maskaxda aadanuhu waxa ay leedahay labo miyir: miyirka soo jeeda (conscious mind); iyo miyirka qarsoon (subconscious mind). Miyirka soo jeeda waa kan maamula waxyaabaha aad ku talagashay samayntooda; halka miyirka qarsoon uu yahay kan maamula waxyaabaha aad samayso adiga oo aan ku talagalin.  Tusaale ahaan labo guri oo isku dhow …

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon Read More »

cadowga gudaha, xanuunka kansarka

Cadowga Gudaha by Rasna Warah

Waxaa turjumay: Idiris Gadcas Haa, sidaan ayaa dhacda marka dhakhtarku kuu sheego in aad qabtid kansar. Marka koowaad rumaysan maysid, (sidee ayay run ku noqon kartaa? [baad is waydiin]), dabadeed waad caroonaysaa (ma mudnayn sidaan, oo waligeey qof waxba uma geysan), ugu danbaynna waxaad si qotodheer u dareemaysaa murugo iyo khasaaro, (maxaan tabi doonaa markaan …

Cadowga Gudaha by Rasna Warah Read More »

Memoir vs Autobiography

XUSUUSTEBYO iyo ISKAHADAL Waxaa qoray: Cali M. Diini Hab-qorista aan u naqaanno taariikhnololeed ee sooyaalqofeedka ka warrama marka Af Ingiriisiga (iyo afaf kale) la joogo waxaa loo qaybiyaa saddex nooc oo kala ah: biography, autobiography iyo memoir. Biography waa marka taariikhnololeedka qof uu ruux kale qoro; autobiography waa marka uu qofi qoro sooyaalkiisa qofeed; halka …

Memoir vs Autobiography Read More »

Fursadaha Kuu Furan Markaad Qalin Jabisid

Qalin-jabintu badanaa waa wakhti xiiso leh marka ardaydu dooranayaan waddadii ay noloshooda qaadi lahaayeen. Inaad ogaato waxaad sameyn lahayd qalin-jabinta ka dib iyo fursadaha kala duwan ee la heli karo, waxay kaa caawin karaan inaad qaadato go’aamo wanaagsan oo kuu sahlaya fursadaha aad haysatid. Maqaalkan, waxaan ku sahaminayaa fursadaha aad heli kartid qalin-jabinta kadib waxaanu iftiiminaynaa …

Fursadaha Kuu Furan Markaad Qalin Jabisid Read More »

ka Kororso aqoontaada youtube

10-YouTube Channels Aad Kor Ugu Qaadi Karto Aqoontaada

Youtube-ka waa goob waxbarasho oo bilaash ah, oo aad ka heli karto dadka ugu aqoonta badan dunida. Laakiin dadka 99% ma garanayaan sida looga faa’idaysto. Halkaan waxaan kugu soo bandhigayaa channels-ka ugu heer sareeya aad ku hormarin karto aqoontaada. Kurzgesagt – 19.3 Million Subscribers Waxaad ka baran kartaa: Technology Politics History Philosophy Psychology https://www.youtube.com/c/inanutshell CrashCourse …

10-YouTube Channels Aad Kor Ugu Qaadi Karto Aqoontaada Read More »

Guul darrada uma qalanto cod heer

Habka ugu Wanaagsan ee Loo Wajaho Dhaleeceynta iyo Cabsi-gelinta

Sannadkii 1962-kii, nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Joseph ayaa la kulmay haweenay la yiraa Marina. Waxay ku wada noolaayeen Ruushka. Waxay wadaageen xiisaha fanka. Isaga Gabayada ayuu qori jiray. Iyadana sawirrada ayay sameyn jirtay. Waa ay is jeclaadeen oo ilmana ayay isu dhaleen. Nolol qurux badan ayay ku noolaayeen ilaa maalin maalmaha ka …

Habka ugu Wanaagsan ee Loo Wajaho Dhaleeceynta iyo Cabsi-gelinta Read More »

Sida loo xaliyo dhibaatooyinka

Sida Loo Xaliyo Dhibaatooyinka Waaweyn

Dabayaaqadii Noofambar 1991, waxaa jiray gabadh saddex jir ah oo laga helay xanuunka leukemia. Waxay haysatay boqolkiiba 30 fursad ay ku dhiman lahayd. Bilihii soo socday, waxay qaadatay liis dheer oo ah dawooyinka chemotherapy ah: 6MP, asparaginase, methotrexate, prednisone, iyo vincrinstine. Mucjisadu waxay noqotay in dawooyinkaan ay daweyn karaan gabadha, laakiin ay yihiin dawo markaas …

Sida Loo Xaliyo Dhibaatooyinka Waaweyn Read More »