6 xaakadood ay tahay inaad aamusto

6 Xaaladood Ay Tahay Inaad Aamusto

Aamusnaanta ayaa inta badan faa’iido kuu yeelan karta, marar kalena waxay faa’iido u yeelan kartaa kuwa kugu xeeran. Soo bandhigida ra’yigaaga waa xirfad qiimo leh. Waxaa jira xaalado badan oo hadalku yahay waxa ugu fiican aad u sameyn karto naftaada iyo kuwa kaleba. Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira xaalado ay tahay in aan ka …

6 Xaaladood Ay Tahay Inaad Aamusto Read More »