Kala Duwanaanshaha Aragtiyada
https://halmirir.com/wp-content/uploads/2022/12/Black-and-White-Sketchy-Chalkboard-Ideas-Brainstorm-Session-Introduction-Video.mp4 I. Maskaxda iyo Xogta Maskaxda aadanaha waxaa maalin kasta ku soo kordha xog cusub oo ka timaadda qofka deegaankiisa ku xeeran. Xogtaasi waxa ay kasoo gashaa dareemayaasha shanta ah, ee kala ah; aragga, maqalka, urinta, taabashada iyo dhadhanka. Sidoo kale waxaa jira xogo kasoo fula ruuxda iyo qalbiga, oo waa kuwa abuura dareennada nafsiga …