halmirir

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada

https://halmirir.com/wp-content/uploads/2022/12/Black-and-White-Sketchy-Chalkboard-Ideas-Brainstorm-Session-Introduction-Video.mp4 I. Maskaxda iyo Xogta Maskaxda aadanaha waxaa maalin kasta ku soo kordha xog cusub oo ka timaadda qofka deegaankiisa ku xeeran. Xogtaasi waxa ay kasoo gashaa dareemayaasha shanta ah, ee kala ah; aragga, maqalka, urinta, taabashada iyo dhadhanka. Sidoo kale waxaa jira xogo kasoo fula ruuxda iyo qalbiga, oo waa kuwa abuura dareennada nafsiga …

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada Read More »

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon

Conscious Mind & Subconcious Mind Maskaxda aadanuhu waxa ay leedahay labo miyir: miyirka soo jeeda (conscious mind); iyo miyirka qarsoon (subconscious mind). Miyirka soo jeeda waa kan maamula waxyaabaha aad ku talagashay samayntooda; halka miyirka qarsoon uu yahay kan maamula waxyaabaha aad samayso adiga oo aan ku talagalin.  Tusaale ahaan labo guri oo isku dhow …

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon Read More »

cadowga gudaha, xanuunka kansarka

Cadowga Gudaha by Rasna Warah

Waxaa turjumay: Idiris Gadcas Haa, sidaan ayaa dhacda marka dhakhtarku kuu sheego in aad qabtid kansar. Marka koowaad rumaysan maysid, (sidee ayay run ku noqon kartaa? [baad is waydiin]), dabadeed waad caroonaysaa (ma mudnayn sidaan, oo waligeey qof waxba uma geysan), ugu danbaynna waxaad si qotodheer u dareemaysaa murugo iyo khasaaro, (maxaan tabi doonaa markaan …

Cadowga Gudaha by Rasna Warah Read More »

Fursadaha Kuu Furan Markaad Qalin Jabisid

Qalin-jabintu badanaa waa wakhti xiiso leh marka ardaydu dooranayaan waddadii ay noloshooda qaadi lahaayeen. Inaad ogaato waxaad sameyn lahayd qalin-jabinta ka dib iyo fursadaha kala duwan ee la heli karo, waxay kaa caawin karaan inaad qaadato go’aamo wanaagsan oo kuu sahlaya fursadaha aad haysatid. Maqaalkan, waxaan ku sahaminayaa fursadaha aad heli kartid qalin-jabinta kadib waxaanu iftiiminaynaa …

Fursadaha Kuu Furan Markaad Qalin Jabisid Read More »