maskax

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada

https://halmirir.com/wp-content/uploads/2022/12/Black-and-White-Sketchy-Chalkboard-Ideas-Brainstorm-Session-Introduction-Video.mp4 I. Maskaxda iyo Xogta Maskaxda aadanaha waxaa maalin kasta ku soo kordha xog cusub oo ka timaadda qofka deegaankiisa ku xeeran. Xogtaasi waxa ay kasoo gashaa dareemayaasha shanta ah, ee kala ah; aragga, maqalka, urinta, taabashada iyo dhadhanka. Sidoo kale waxaa jira xogo kasoo fula ruuxda iyo qalbiga, oo waa kuwa abuura dareennada nafsiga …

Kala Duwanaanshaha Aragtiyada Read More »

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon

Conscious Mind & Subconcious Mind Maskaxda aadanuhu waxa ay leedahay labo miyir: miyirka soo jeeda (conscious mind); iyo miyirka qarsoon (subconscious mind). Miyirka soo jeeda waa kan maamula waxyaabaha aad ku talagashay samayntooda; halka miyirka qarsoon uu yahay kan maamula waxyaabaha aad samayso adiga oo aan ku talagalin.  Tusaale ahaan labo guri oo isku dhow …

Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon Read More »