Miyirka Soo Jeeda iyo Miyirka Qarsoon
Conscious Mind & Subconcious Mind Maskaxda aadanuhu waxa ay leedahay labo miyir: miyirka soo jeeda (conscious mind); iyo miyirka qarsoon (subconscious mind). Miyirka soo jeeda waa kan maamula waxyaabaha aad ku talagashay samayntooda; halka miyirka qarsoon uu yahay kan maamula waxyaabaha aad samayso adiga oo aan ku talagalin. Tusaale ahaan labo guri oo isku dhow …