5 Khudbadood oo Noloshaada Wax Ka Badelaya-TED Talk

Marka aan raadinayo dhiirogelin, meelaha aan jeclahay ee aan ka helo waxaa ka mid ah TED Sida loo hanto waqtigaaga | Laura Vanderkam Isbuucii waxaa ku jira 168 saacadood. Sidee waqti ugu helnaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee nolosheena? Laura Vanderkam waa khabiir maaraynta waqtiga ah, waxay daraasad ka sameesay sida dadka mashquulka badan ay u …

5 Khudbadood oo Noloshaada Wax Ka Badelaya-TED Talk Read More »