Caqliyadda Shucuurta (Emotional Intelligence)
Caqliyadda shucuurtu waa nooc caqli ah oo u gaar ah shucuurta ama dareemayaasha nafsiga ah ee dadka. Waa caqliyad ku dhisan in aad is-fahanto shucuur ahaan, dadka kalana aad fahanto shucuurtooda, deedna aad maarayso. Waa caqliyad la yiraahdo waxa ay ka sii muhiimsan tahay caqliyadda aynu wada naqaan ee maanka – mental intelligence (Intelligence Quotient …