Cadowga Gudaha by Rasna Warah
Waxaa turjumay: Idiris Gadcas Haa, sidaan ayaa dhacda marka dhakhtarku kuu sheego in aad qabtid kansar. Marka koowaad rumaysan maysid, (sidee ayay run ku noqon kartaa? [baad is waydiin]), dabadeed waad caroonaysaa (ma mudnayn sidaan, oo waligeey qof waxba uma geysan), ugu danbaynna waxaad si qotodheer u dareemaysaa murugo iyo khasaaro, (maxaan tabi doonaa markaan …