Sideen Qoraa Ku Noqdaa ama Sideen Buug U Qoraa?
Waxaa qoray: Cali M. Diini In badan baa labada waydiimood ee kore la i waydiiyay. Dadka waydiimahaas i soo waydiiyay waa dhallinyaro akhrisay wax aan qoray, gaar ahaan labada buug ee WAAYIHII WARSAME iyo XAKAME. Dhallintaasi oo malahayga u maleeyay in aan qoraa ahay si gaar gaar ah ayaan farriimo ugu jawaabay aniga oo jawaabahayga …