MAAN-ADAYG (MENTAL TOUGHNESS)

Maskaxda qofka aadanaha ah in ay u babac dhigi karto duruufaha nolosha, cadaadiska, xilliyada adag, iwm, – oo aysan u liicin, bal ‘e ay fursad ka dhex abuurto, ku raaxaysato, horeyna uga socoto – ayaa la yiraahdaa maan-adayg. Waa shakhsiyad ama caado muhiim u ah waxtarka qofka iyo caafimaadkiisa maskaxda. Qofka maanka adag waxaa u …

MAAN-ADAYG (MENTAL TOUGHNESS) Read More »